Our social:

Friday, 23 December 2016

DAAWO SAWIRADA; MADAXWAYNAHA PUNTLAND ABDIWALI ALI GAAS OO MUGADISHO CASHO SHARAF U SAMEYEY XILDHIBANADA LABADA AQAL EE PUNTILAND


 
Madax waynaha dawlad goboledka puntland Dr. abdiwali ali gaas oo safar shaqo u jooga casumada dalka somalia ee mugadisho ayaa casho sharaf u sameyey xildhibanada u mateli doona labada aqalal ee dawlada somalia yelan donto sanadka cusub kuwaso horanti bishaan lagu soo dortay casimada puntland ee gorowe.


Waxaa cashadan madax weynaha Dr.gaas ku welheliyey Ex raisal wasare omar abdirishid cali sharmake iyo masuli yiin kale oo ka tirsanaa dawladii hore ee Hassan sheikh.



Cashada kadib madax waynuhu wuxuu la dardaarmay xildhibanada goobtaa ku sugnaa isaga isaga oo u jediyey khudbad melabadan tabanaysa,
Ugu danbay wuxuu wu shegay madax waynuhu in ay qadeen masulayad weeyn taaso u bahan in ay uga soo baxaan sida ay u baln qadeen ayna sugaso masuliyada qaranka iyo mida dadkoda.

0 comments:

Post a Comment