XOG HORDHAC AH OO LAGA SAMEYEY DORASHADA DALKA KENYA 2017
22/12/2016
OSMAN
GAWL
Manta hadii dorasho laqaban lahaa kalabar waxay kenyanka u
codayn lahayeen uhuru Kenyatta waa sida bahiyey kudiga idha idhanta talka ee
IPSOS.
Waxay kalo xogtan hordhaca ah ku shegeen in kenyanka manta
50per cent ay codkoda sin lahayeen uhuru Kenyatta halka 22per cent ay iganuna u
codayn lahayen hogamiyaha xisbiga CORD ee Raila Odinga marka loo firiyo
lolankisii 2013.
Waxaa ka loo ku cad warbixinta codaynta hordhaca ah in Uhuru
hoos u dhac ku yimi marka loo firiyo
codayntii tano kale ahayd ee bishii todobaad sanadkan iyado oo u muqatay inuu
heli karo 51% waxaa uu hoos u dhacay one per cent iyada oo kor ay usii qadi
karto kalsonida ka sii dhumaysa raila odinga.
Madax IPSOS research Dr. tom wolf wuxuu taa ku micneyey in
hogamiyaha xisbiga CORD raila Odinga uu radinayo xisbiyo kale uu isbahaysi la
samaysto sidii ay xisbiga talada haya ee JUBILEE uga turilahayen kursiga halka
mar horeba uu Uhuru helay kalsonida xisbigisa JUBILEE.
Ma jirto isku soo dhowansho sidaas ah hadan waa mid adag ina
sida dhabta ah loo sadaliyo.
“Waxay u egtahay in 10kiiba tageraysha jubilee ay sagal
kamidi u codayn donaan Uhuru tas oo ka dhigaysa 93% keliya sadex melood ayey
tagerayasha CORD samayn donaan taso la mid ah 75% ; sidaa waxa yiri , wolf.
Marka la firiyo xogtan hor dhaca ah ayaa ka dhigaysa in
hogamiyaasha kale ee xisbiyada dalka ay
heli karaan boqolkiba hal ama labo wax leeg.
Waxa kalo intaa ku dareen in dadka xogta laga aruriyey 16%
aysan weli go,aansan cida ay codkoda sinayaan halka 7% ay iyagu sicad u shegen
inaysan ka qayb qadan donin oo ayanba codaynayn dorashada sanadkan
GOBOLADA LAGU KALA ADKAN KARO
·
Gobolka NYANZA oo ah gobol uu aad ugu aad ugu
xisabtamo xisbiga CORD iyo hogamiye Raila ayaa modaa in hatan uu loolan adagi
ka dhici dono iada oo warbixinta hor dhaca ahi lagu ogaday in 54% dadka gobolkasi ay u codayn donaan Raila
halka 31% kamid ihi ay Uhuru ugu shubi donaan waxaa kalo jirta in 16% gobolkasi
uusan weli go,aamsan cida ay u codayn donaan.
·
Dhanka gobalka COAST ga ayaa la rajaynayaa in Uhuru
ka heli dono 45% halka dhigisa Raila uu isna rajayndono 24% dadka aan weli iyagu aan go,aansan codkoda
cida aysain lahayen ayaa lagu shegay iney dhanyihiin 17%
“Ilaa hada ma jiraan wax kala qaybsanan xisbi ama siyasadeed
oo laga daremay gobaha laga sameyey xog arurintaan; sida waxa yiri wolf.
Dadka aan iyagu weli
go,aamin codkoda ayaa shegan in 45% laga yabo in ay u codayn lahayen Uhuru
halka 19% ay shegeen in laga yabo in ay ugu shubi lahayen Raila.
Cod arurintan oo laga sameyey 41 gobol ee dalka ayaa waxay
socotay mudo sadex malin ah iyadoo la la kulmay 1,083 qofood.

0 comments:
Post a Comment