RUSSIA OO KU EEDEYSAY DILKA SAFIRKII U FADHIYEY TURKIGA INEY KA DANBEYEN BRITAIN IYO NATO.
21/12/2016
OSMAN GAWL
Waxay ahayd isniinti marki safirkii
Russia u fadhiyey dalkasI Turkiga MR. ANDERAI
KARLOV lagu dilay migalada ANKARA
xili uu khudbad ka jedinayey xalfad bandhig sawireed ah oo ka socotay gobtasi.
Dilka safirka ayaa dawlada dalkasi Russia ku edeysay iney ka dan
beyaan Britain iyo uruur quwadedka NATO,
iyada oo hogaamiyaha xisbiga talada dalkasi uu shegay in reer galbedaku
ay do nayaan in ay khal khal geliyaan dalkisa,

Vladimir Zhirinovsky “ dhaman dhibatoyinka socda waxaa ka danbeya Britain:Sidoo kale gudomiyaha aqalka sare ee gudiga amniga iyo difaaca
ayaa ku eedeyey dilka safirkasi iney soo malegeen xubno ka tirsan urur
quwadedka NATO.Sida aan wada ognahay waxaa dilka safirkas geystey askari Turkish ah
oo xiligaas isaga ah aan shaqo ku jirin lama oga sababta dhabta ah, ee dilka
safiirka ka danbaysey marka laga yimado hadalo uu ku dha waqayey askariga
dilkasi geystey oo mu jinayey in askarigasi uu ka xuma dagalada Russia ka
wadaan dalka dagaladu hareyen ee SyriaSidoo kale xulumada Britain iyo NATO midkona kama jawabin
hadaladan ka soo yeraya masuliyiinta talkasi Russia
0 comments:
Post a Comment